Story
The Covid-19 crisis is having a devastating impact on marginalised pastoral and agro-pastoral communities in the Horn of Africa. Many people have little or no savings and depended on daily earnings, which have vanished. Food distribution programmes aim to plug the gap, and NGOs are switching existing funding over to the crisis response. But many of the Pastoral and Environmental Network in the Horn of Africa (PENHA’s) target communities in Somaliland are facing severe hardship and uncertainty. People are helping each other, as they always have done, but social safety nets are under severe strain.
PENHA needs your urgent help to mobilise local networks to:
– Deliver immediate support to the most affected and vulnerable;
– Create awareness and understanding of Covid-19 in the communities;
– Make responses more efficient and effective by involving communities, ensuring that responses are fully informed by local knowledge about the specific conditions in different localities;
– Develop Covid-aware strategies that enable local enterprises to operate, working with international, national and local agencies.
To support us please go to the JustGiving page.
SEE THE APPEAL IN SOMALI
Codsiga PENHA Somaliland ee Dhibaatooyinka COVID-19
Dhibaatada Covid-19 waxay curyaamisay dhaqdhaqaaqyo badan, dhinac bulsho iyo mid dhaqaaleba gudaha Somaliland.
PENHA waxay raadineysaa taageeradaada deg-degga ah si dhibaatadan looga caawiyo bulshooyinka xoolo-dhaqatada ah, iyadoo ay uga sii dartay duulaanka ba’an ee Ayaxa (Locust), kaasoo baabi’iyay gabi ahaan dalagii beeraha.
Sheekada
Dhibaatada COVID-19 waxay saameyn ba’an ku reebtay bulshooyinka xoolo-dhaqatada iyo beeralayda Geeska Afrika. Dad badan ayan haysan kayd-dhaqaale ama aan haysanba, waxayna ku tiirsan yihiin dakhliga maalinlaha ah, kaasoo hadda meesha ka baxay.
Barnaamijyada cunto qaybinta ayaa ujeedadeedu tahay in lagu buuxiso gol-daloolada, iyadoo ay hay’adaha aan dawliga ahayni (NGOs) u beddelayaan maal-galintoodi lacageed mid ay wax uga qabayaan dhibaatada COVID-19. Inkastoo in badan oo ka mid ah bulshooyinka ay abaarayso Shabakadda Xoolo-dhaqatada iyo Deegaanka ee Geeska Afrika (PENHA) oo ku nool Somaliland wajahayaan dhibaato aad u daran iyo kalsooni darro. Bulshadu iyagaa iscaawiya, sida caadada ahaydba waligood, hase ahaatee shabaqa-badbaadada bulshada ayaa cidhiidhi daran ku jira.
PENHA waxay u baahan tahay caawimaadaada degdega ah si loo abaabulo shabakadaha maxalliga ah sida:
- U fidinta taageero deg-deg ah kuwa ugu waxyeellada badan iyo kuwa nugul;
- Abuurka wacyiga-galinta iyo fahamka Covid-19 ee bulshada dhexdeeda;
- Inay caawimadu noqoto mid hufan oo wax ku ool ah oo lugna leh bulshada, iyadoo la hubinayo in caawimadu si buuxda loogu wargaliyo aqoonta maxalliga ah ee ku saabsan shuruudaha gaarka ah ee deegaannada kala duwan;
- Horumarinta istiraatiijiyad wadaaga oo ku saabsan wacyi-galinta COVID 19, taasoo usaamaxeysa shirkadaha maxalliga ah inay shaqeeyaan, iyagoo la shaqeynaya hay’adaha caalamiga, kuwa qaranka iyo kuwa maxalliga ah.
SEE THE APPEAL IN ARABIC
Pastoral & Environmental Network in the Horn of Africa (PENHA)
الشبكة الرعوية والبيئية في القرن الأفريقي
COVID-19 Crisis Appeal for PENHA Somaliland
نداء للمساهمة في ازمة COVID-19 في صوماليلاند
أدت أزمة COVID-19 إلى توقف الكثير من النشاط الاجتماعي والاقتصادي في صوماليلاند. تسعى منظمة “PENHA” للحصول على دعمك العاجل لمساعدة المجتمعات الرعوية خلال هذه الأزمة والتي تفاقمت ايضا بغزو الجراد الشديد الذي دمر المحاصيل.
رقم التسجيل الخيري للمنظمة: 1038957
القصة Story
أزمة Covid-19 لها تأثير مدمر على المجتمعات الرعوية والزراعية المهمشة في القرن الأفريقي. الكثير من الناس لديهم مدخرات قليلة أو معدومة ويعتمدون على الأرباح اليومية التي اختفت بسبب الأزمة. تهدف برامج توزيع الغذاء إلى سد الفجوة ، حيث تقوم المنظمات غير الحكومية بتحويل التمويل الحالي إلى استجابة للأزمة. لكن العديد من المجتمعات المحلية في صوماليلاند والتى تستهدفها منظمة (PENHA) – الشبكة الرعوية والبيئية في منطقة القرن الأفريقي – تواجه صعوبات شديدة ومصير مجهول. يساعد الناس بعضهم البعض كما هي العادة ، ولكن شبكات الأمان الاجتماعي تتعرض لضغوط شديدة
تحتاج منظمة PENHA إلى مساعدتك العاجلة لحشد الشبكات المحلية من أجل:
- تقديم الدعم الفوري لأكثر الناس تأثراً وضعفاً ؛
- خلق الوعي والفهم لـ COVID-19 في المجتمعات؛
- جعل الاستجابات أكثر كفاءة وفعالية من خلال إشراك المجتمعات ، والتأكد من أن الاستجابات تكون على علم كامل بالمعرفة المحلية حول الظروف المحددة في المواقع المحلية المختلفة؛
- تطوير إستراتيجيات التوعية بـ COVID-19 تمكن الشركات المحلية من العمل ، والعمل مع الوكالات الدولية والوطنية والمحلية.
شارك هذه القصة عبر منصات التواصل الإجتماعي:
الشبكة الرعوية والبيئية في القرن الأفريقي ، هي منظمة أفريقية مستوحاة بقيادة أفريقية تعمل بين الرعاة الرحل. وتتمثل مهمتها في الحد من الفقر بين الرعاة في القرن الأفريقي من خلال تمكين المجتمعات وتعزيز سبل العيش المستدامة والكريمة القائمة على الثروة الحيوانية وغير الحيوانية.
رقم التسجيل الخيري للمنظمة: 1038957